Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo Safar aan la shaacin ku yimi Magaalada Jigjiga+Ujeedada Safarkiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

 Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo Safar aan la shaacin ku yimi Magaalada Jigjiga+Ujeedada Safarkiisa

 

Waxaan magaaladda Jigjiga lagu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Raisalwasaare Dr. Abiy Axmed oo Deegaanka u yimid si uu ugu kuurgalo saamaynta abaaraha iyo kajawaabidda socota. Raisalwasaaruhu wuxuu balanqaaday in dawladda Federalku bixin doonto taageero dhanka cuntadda, biyaha iyo calafka xoolaha ah, siina xoojin doonto qorshayaasha lagu dhisayo Ilo-biyoodyo iyo biyo-xidheeno qabta biyaha roobka si loo yareeyo nuglaanshaha bulshadda.
Wafitga Raisalwaaraaha waxaa weheliyay madax sare oo kale oo ay ka mid yihiin Mudane Tagasse Chafo, Afhayeenka Baarlamaanka dalka; Mudane Adan Faarax, madaxa Xarunta Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo; Mudane Binalf Andualem, Wasiirka Wasaaradda Nabada; Marwo Dr. Liya Tadesse, Wasiirka Caafimaadka, Dr. Eng. Habtamu Itafa iyo Koomishineerka Maareeynta Masiibooyinka Mudane Mitiku Kassa.
272694659_5123167424374332_8315081560963
272292656_5123153074375767_5245272958136
272557887_5123167427707665_7171775700433
272667423_5123167694374305_5928016860329
269678087_5123153244375750_1090659427813
Waxaan magaaladda Jigjiga ku soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Raisalwasaare Dr. Abiy Axmed oo Deegaanka u yimid si uu ugu kuurgalo saamaynta abaaraha iyo kajawaabidda socota. Raisalwasaaruhu wuxuu balanqaaday in dawladda Federalku bixin doonto taageero dhanka cuntadda, biyaha iyo calafka xoolaha ah, siina xoojin doonto qorshayaasha lagu dhisayo Ilo-biyoodyo iyo biyo-xidheeno qabta biyaha roobka si loo yareeyo nuglaanshaha bulshadda.
Wafitga Raisalwaaraaha waxaa weheliyay madax sare oo kale oo ay ka mid yihiin Mudane Tagasse Chafo, Afhayeenka Baarlamaanka dalka; Mudane Adan Faarax, madaxa Xarunta Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo; Mudane Binalf Andualem, Wasiirka Wasaaradda Nabada; Marwo Dr. Liya Tadesse, Wasiirka Caafimaadka, Dr. Eng. Habtamu Itafa iyo Koomishineerka Maareeynta Masiibooyinka Mudane Mitiku Kassa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this