Sign in to follow this  
Deeq A.

Kuraas kamid ah kuwa Gobollada Waqooyi oo maanta lagu dooranayo Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Doorashada saddex kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee laga soo doorto Somaliland ayaa lagu wadaa in maanta ay ka dhacdo magaalada Muqdisho.

Saddexda kursi oo kala ah Hop#238 oo uu ku fadhiyo Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir, Hop#244 oo uu ku fadhiyo Siciid Maxamed Maxamuud Xayd iyo Hop#037 oo ay ku fadhiso Hudda Axmed Cali.

Dhinca kale Guddiga doorashada heer Galmudug ayaa shaaciyay guddiga soo xulista ergada afar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaasoo isugu jira Nabadoonada iyo Ururada Bulshada Rayidka.

4-4.jpg?resize=725%2C1024&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Kuraas kamid ah kuwa Gobollada Waqooyi oo maanta lagu dooranayo Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this