Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii Burkina Faso oo la xiray

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa xaqiijiyay in ciidamaada dalka Burkina Faso xireen madaxweynihii dalkaas Roch Christian Kabore.

Diblomaasiyeen iyo mas’ulliyin amni ayaa REUTERS u sheegay in madaxweynaha lagu xiray xero ciidan.

Shalay iyo subaxnimadii manta oo isniin ah, waxaa ka dhacay meel u dhaw madaxtooyada dalkaas is rasaaseyn inkasta oo markii danbe dowladdu shegtay inaysan jirin wax afgenbi ah.

Todobaadki hore, xukuumada dalka Burkina Faso ayaa sheegtay in la xiray dhowr askari oo lagu soo eedeyay inay afgnebi ka sameey rabeen dalka.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynihii Burkina Faso oo la xiray appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this