Deeq A. Posted January 23, 2022 Latiliye katirsan safaarada ingiriiska ee Soomaaliya oo kusoo baxay mid kamid ah kuraasta taallo kismaayo. Kursiga hop 114 waxaa kusoo baxay cumar Ibraahim xaashi sarhaye kadib markii uu ka guulaystay musharixii la tartamayay isagoona helay codod dhan 80Halka musharaxa kale ee la tartamayay uu helay codod dhan 12 waxaa xumaaday 8cod. Cumar Ibraahim xaashi oo haatan ku magacaaban lataliyaha safaarada ingiriiska ayaa ah nin deegaan ahaan kasoo jeeda dhoobley jubada hoose isagoona ku dhashay tuulada deg elema oo hoostagta dhoobley Cumar Ibraahim xaashi ayaa sanado badan waxa uu ku noolaa dalka ingiriiska isagoona dhashay sanadkii 1976kii kuna dhashay tuulada deg-elema. PUNTLAND POST The post Cumar Ibraahim Xaashi oo xildhibaan loogu doortay Kismaayo appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites