Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Itoobiya Oo Qorsheynaya Inay Mar Kale Gudaha U Galaan Magaalada Mekelle Ee Caasimadda Tigray

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis Ababa)-Jeneraal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in ciidamadu ay qorsheynayaan inay gudaha u galaan magaalada Mekelle, ee caasimadda gobalka Tigray.

Jeneral Abebaw Tadesse ayaa sheegay in ayna wax wada xaajood ah la gali doonin fallaagada TPLF ee halkaa ku sugan .

Bishii la soo dhaafay raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku baaqay dib u heshiisiin qaran.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this