Sign in to follow this  
Deeq A.

Shil aad u fool-xun oo ka dhacay Gabiley+Khasaaraaha Dhimasho & Dhaawac

Recommended Posts

Deeq A.   
Shil aad u fool-xun oo ka dhacay Duleedka Bari ee Degaanka Carro-yaabo oo ka tirsan gobolka Gabiley. Waxa isku galay Booyad-biyood iyo baabuur yar (Toyota 110). Ilaa hadda lama ogo cidda wax ku noqotay inkasta oo dadka goob-jooga ahaa ay noo sheegeen in hal qof oo diralkii gaadhiga yar ahaa ku dhintay, dhawr qof oo dhaawac ahina jiro. Ku darsoo Waxa aad u soo badanayaa shilalka ay gaystaan booyadaha Biyuhu
272090681_10222856662017759_628246172616
272083193_10222856663217789_199394948265
272055435_10222856663657800_608027524227
272149475_10222856664257815_889178467197
272088181_10222856665417844_512439060662

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this