Sign in to follow this  
Deeq A.

Hayada Duulista & Madaarada S/land oo adeegyo cusub ku soo kordhisay  Madaarka Hargeisa

Recommended Posts

Deeq A.   
 Hayada Duulista & Madaarada S/land oo adeegyo cusub ku soo kordhisay
Madaarka Hargeisa
Hadii aad aad tahay socdaale joogto ah ( frequent flyer) ama aad ka dhoofayso madaarka caasimada uma baahnid in qof ku soo qaado oo gaadhiga lagaa soo celiyo, marka aad soo dagtana qof kale kaa hor yimaado, waxaad madaarka caasimada ka helaysaa adeega parkingka ee dhigo oo dhoof ( Park and fly).
Mudo dheer ayaa madaarka caasimada aanu lahayn meel gawaadhida lagaga dhoofi karo, taas oo dadweyne faro badan ay dhib kala kulmi jireen.
Waa goob si bilicsan oo xafidan loo dhisay waxaana kugu diyaar ah shaqaale carbisan oo aad gaadhigaaga ku aamini karto.
269675367_238064188483127_68605964539798
269669894_238064501816429_46781365890673
268329563_238064585149754_68154233831853
 duulista.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this