Sign in to follow this  
Deeq A.

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   
shilka.jpg?resize=526%2C344&ssl=1

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac dhaliyay ayaa ka dhacay duleedka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Shilka oo ka dhacay jihada bari ee Caasimadda ayaa ka dhashay laba gaari oo isku dhacay sida ay xaqiijiyeen dad goob-joogayaal ah.

Shilka waxa inta la xaqiijiyay ku dhintay laba ruux waxaana ku dhaawacmay mid kale sida ay sheegeen saraakiisha Ciidanka Ilaalada waddooyinka.

Maxamed Cabdikariin Cumar oo ka tirsanaa shaqaalaha dowladda ayaa kamid ahaa labada ruux ee ku dhintay shilkaas.

PUNTLAND POST

The post Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this