Deeq A. Posted January 19, 2022 20 Sano iyo Sooyaalkii Puntland 1998-2018 Deegaanada Puntland (dhulka Uduga) ee Soomaaliya waxay soo mareen marxalado kala duwan, waxaana ku loolamay kooxo siyaasad ahaan isdiidan, ka dib 1991 marki dowladii dhexe Mohamed Siyaad Bare la riday. Loolankaasi waxaa uu ahaa mid awood iyo mid siyaasaded oo u dhexeeyey jabhadihii, wuxuu keenay kala qaybsanaan xagga fikirka iyo u jahaynt masiirka ummadda dhinacyada siyaasada iyo dhaqaalaha. Bulshadii deegaanku waxay noqdeen kuwo u kala qaybsamay laba koox oo mid walba arragtideeda la qumanayd, waxaana jiray dadaalo ay wadeen waxgaradka gobolka oo ahaa in la mideeyo kooxaha iska hor imaanayay siyaasad ahaan kuwaas oo salka ku hayay guruubo hanoqoto Maanafesto ama Tuutaalay waxaa kaloo iyaguna dadaal ku jiray urur Diimeed. Halkan ka sii akhriso Waxaannu u mahadcelinaynaa Siyaad Cali Jaamac, qoraha buugga, oo nuqulka buugga ku deeqay si loo akhristo buugga. siyaadj@yahoo.com emailka qoraha raaci Facebook uu leeyahay:https://m.facebook.com/jamasiyad The post 20 Sano iyo Sooyaalkii Puntland 1998-2018 appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites