Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxwaynaha Somaliland  Iyo Weftigii U Hoggaaminayey Oo Gaadhay Magalada Hawasa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hawasa)-Madaxwaynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii u hoggaaminayey ayaa gaadhay Magalada Hawasa oo caasimad u ah ismaamulka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya.

Weftiga waxa dhanka Itoobiya ku wehelinaya Wasiirka Maaliyadda Itoobiya iyo wasiiru dawlaha arimaha dibadda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this