Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Goordhow Muqdisho Ka Dhacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaraxa caawa  ka dhacay gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa sigaar ah waxaa uu uga dhacay agagaarka Dabakaayo Madow degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.

Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa waxaan si dhaba ah loo ogeyn khaaraha uu geystay maadaama uu dhacay xili habeen ah.

Qaraxa caawa ka dhacay dhacay ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xili galabta qarax ka dhacay caasimadda uu sababay geerida 4 ruux iyo dhaawaca 10 kale oo soo gaaray dad ku sugaa maqaayad ku taalla degmada Wadajir.

Wixii soo kordha kala soco

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this