Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka UK oo taageerey qadiyadda Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka UK oo taageerey qadiyadda Somaliland

 

Dhawr xildhibaan oo Ingiriis ah, ayaa taageeray doodda uu maanta hordhigayo baarlamaanka Ingiriiska xildhibaan Gavin Williamson, oo ku saabsan qadiyadda Somaliland.

Xildhibaanada soo dhoweeyey doodda maanta waxaa kamid ah Stephen Doughty, iyo Tom Tugendhat.

Gavin Williamson ayaa ah xildhibaan katirsan xisbiga talada Ingiriiska haatan haya ee muxaafidka.

Xildhibaan Gavin ayaa hordhigi doonna dooddiisa baarlamaanka Ingiriiska saacadaha inagu soo fool leh.

Looking forward to attend @GavinWilliamson debate later on #Somaliland as one of V/Chairs of APPG & with powerful constituency history.

Fond memories of visit to #Hargeisa + many meetings with friends in #Cardiff #Westminster – great to have cross-party interest in #Somaliland pic.twitter.com/ydZTGWwJQ5

— Stephen Doughty MP (@SDoughtyMP) January 18, 2022

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this