Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Doorashada 11 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Puntland ayaa shaacisay qabashada 11 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Puntland ayaa shaaciyay 11 kursi oo kamid ah Baarlamanka Federaalka Soomaaliya sida lagu soo bandhigay bogga Guddigaas.

11.jpg?resize=444%2C570&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland: Doorashada 11 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka oo la shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this