Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo u dhoofay Ethiopia

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka u dhoofay waddanka Ethiopia.

Madaxweyne Biixi ayaa sida la xaqiijiyay marti-qaad rasmiya ka helay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed.

Labada mas’uul ayaa lagu wadaa in ay Addis Ababa ku yeeshaan wada-hadallo ku saabsan xoojinta xiriirka iskaashi ee Somaliland iyo Ethiopia.

Dhinaca kale Madaxtooyada Somaliland weli kama hadlin safarka Madaxweyne Muuse Biixi uu ugu dhoofay dalka Ethiopia.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Somaliland oo u dhoofay Ethiopia appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this