Sign in to follow this  
Deeq A.

Mawqifka Musharax Cirro ee Qaraarkii Maxkamada Sare soo saartay

Recommended Posts

Deeq A.   

Mawqifka Musharax Cirro ee Qaraarkii Maxkamada Sare soo saartay

cirro-7.jpg
Go’aanka Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ee 16ka Januaray 2022- ka soo baxay, waxa uu gogol xaadh u yahay in Doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ku qabsoonto xilligeeda Dastuuriga ah ee November 13 2022.
Waxa aan farayaa dhammaan taageerayaasha Xisbiga WADDANI iyo shacabka Somaliland-ba in ay u diyaar garoobaan doorasho Madaxtooyo oo dalka u horseeda isbeddel caddaaladdeed iyo dawladdeed oo dunidu innagu majeerato.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this