Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubaland oo qabanaysa Doorashada 13 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Jubaland ayaa shaacisay Doorashada 13 kursi oo kamid ah Xubnaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Maamulkaas.

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Jubaland ayaa shaaciyay Doorashada 13 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku astaysan Dowlad Goboleedka Jubaland.

Guddiga ayaa horay u shaaciyay 14-kursi iyadoo doorashada kuraastaas ay 6-kamid ah loo qabtay.

liiska-jubaland.jpg?resize=509%2C720&ssl

PUNTLAND POST

The post Jubaland oo qabanaysa Doorashada 13 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this