Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Ingiriiska oo lagu wado in la hor-geeyo dood ku saabsan Aqoonsiga Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Baarlamanka Ingiriiska ayaa lagu wadaa in uu maalinta berriya dhegaysto dood ku saabsan Aqoonsiga Somaliland sida ay sheegtay BBC-da.

Baarlamanka Ingiriiska ayaa sida la filayo mudda kooban dhegaysan doona doodaas la xiriirta Aqoonsiga Somaliland oo uu soo gubdiyay Gavin Williamson.

Doodda oo lagu soo xirayo fadhiga Baarlamanka UK ee maalinta berriya ayaan laga filayn wax go’aan ah ka soo baxo.

Maaha markii u horraysay ee Baarlamanka UK dhegaysto dood ku saabsan Aqoonsiga Somaliland islamarkaana aysan waxba ka soo bixin.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Ingiriiska oo lagu wado in la hor-geeyo dood ku saabsan Aqoonsiga Somaliland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this