Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Dhabancad oo ka shifay siyaasad u qarsoon Xukuumadda Siciid Deni

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasadda Puntland kuma jirto in ay la shaqayso dowladda Federaalka Soomaaliya inta uu Madaxweyne ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sida laga soo xigtay wasiir ka tirsan Puntland.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in tan iyo markii la doortay Xukuumadda Siciid Deni ay ka shaqaynaysay in xilka laga tuuro Madaxweyne Farmaajo, iyadoo aan Doorashaba la gaarin.

Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad oo wareysi siiyay Radio Daljir ayaa warkaas ka xoo sigtay Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad.

Maxamed Dhabancad ayaa hadalkaas ka sheegay marti-qaad uu u sameeyay Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad iyo rag kale.

PUNTLAND POST

The post Wasiir Dhabancad oo ka shifay siyaasad u qarsoon Xukuumadda Siciid Deni appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this