Deeq A. Posted January 17, 2022 Wefti Wasiiro ka socda Somaliland oo gaadhay Adis-ababa Waxaa ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Bole international Airport ee Addis Ababa Wafti uu Hogaaminayey Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Ciise kayd, Xubnona ka yihiin wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka S/land Mudane Abdirisak Ibrahim Iyo Marwo Adna Ismaciil. weftigu Waxay gogol xaadh u yihiin Safar la sheegay in Madaxwaynaha JSL Mudane Muse Biixi Cabdi uu ku tegi doono Dalka Itoobiya Marti-qaad uu ka helay Raisal Wasaaraha Dalkan Ethoipia. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites