Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland: Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Jubbaland , ayaa shaaciyay liiska 13 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha sahcabka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo .

Kuraasta la shaaciyay ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay doorashadoodu ka qabsoonto Kismaayo, xilli maamulada dalka oo dhan ay dedejinayaan qabsoomidda doorashada golaha shacabka oo lagu balamay kama dambeyn in lagu soo gabgabeeyo 25 february.

Jubbalanad.png

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this