Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Jadwalka Doorashada 10 Kursi Oo La Shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga hirgelinta doorashada Puntland ayaa shaaciyay ciyay xilliga la qabanayo doorashada 10-kursi oo dhawaan ay sheegen .

Inta kagu guda jiro bishaan ayaa sida ku xusan jadwalka guddiga lagu qabanaya doorashada 10 ka kursi.

22 bisha iyo 25 bisha oo ku beegan maalmaha sabtida iyo talaadada ee isbuuca soo socdo ayaa la kala qabanaya doorashada kuraastan ay shaaciyeen guddiga.

FB_IMG_1642355552807.jpg FB_IMG_1642355554645.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this