Sign in to follow this  
Deeq A.

Muqdisho: Macallimow oo Qarax lagu dhaawacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas oo ka dhacaya Qarax ismiidaamin ah kaas oo lala beegsaday Af-hayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallimow.

War ka soo baxay Booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Qaraxa lala beegsaday Gaari uu saarnaa Af-hayeenka Xukuumadda Macallimow.

Booliisku weli faahfaahin kama bixin Khasaaraha ka dhashay Qaraxa oo dhaawac ka soo gaaray Af-hayeenka .

Dhaawaca Macallimow ayaa loola cararay mid kamid ah isbitaallada Muqdisho halkaas oo haatan lagu dabiibayo.

PUNTLAND POST

The post Muqdisho: Macallimow oo Qarax lagu dhaawacay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this