Deeq A. Posted January 16, 2022 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Puntland oo shaaciyay Jadwalka Doorashada Kuraas kamid ah Xubnaha Baarlamanka Federaalka ee laga soo doorto. Guddiga ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada 10 kursi oo lagu qabanayo Caasimadda Garoowe. Halkaan ka akhriso Jadwalka PUNTLAND POST The post Puntland oo shaacisay jadwalka Doorashada Golaha Shacabka appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites