Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland iyo Galmudug oo kala saxiixday heshiis cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Puntland iyo Galmudug ayaa kala saxiixday Heshiis ku saabsan Ilaalinta Tayada Waxbarashada Ardayda labada dhinac.

Heshiiska ayaa dhigaya in baaritaan iyo hubin lagu sameeyo Ardayda isaga beddesha Xarumaha Waxbarashada Puntland iyo Galmudug si Arday kasta loo qiimeeyo heerka Aqoontiisa.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in aysan qaban Arday aan beddel sax ah wadan islamarkaana lagu celiyo halkii uu ka yimid si loo ilaaliyo Tayada Waxbarashada.

Halkaan ka eeg Heshiiska

AFGARAD.jpg?resize=524%2C640&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland iyo Galmudug oo kala saxiixday heshiis cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this