Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka ansxiyey Odoraska miisaaniyada 2022

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka ansxiyey Odoraska miisaaniyad sannadeedka 2022-ka.

Kafadhiga saaka waxa fadhiyey  67 Xildhibaan   waxaa ogolaadey  57 Mudane  halka ay diideen 6 mudane waxaana ka aamusay 3 Xildhibaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this