Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay Shikadda gaar loo leeyahay kana shaqeysa howlaha amniga ee hay’adaha Qaramada Midoobay.

Qaraxa ayaa ka dhacay wadada 21-ka Oktober oo ah waddo aad u mashquul badan,waxaana ku yaalla goobo waxbarasho iyo kuwa caafimaad sida ay sheegtay wakaaladda SONNA.

Weli faahfaahin sugan lagama hayo khasaaraha dhimsho iyo dhaawac ee ka dhashay Qaraxaas oo ay mas’uuliyaddiisa sheegatay Al-shabaab.

Sidoo kale dowladda Federaalka Soomaaliya weli kama hadlin Qaraxa.

PUNTLAND POST

The post Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this