Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyihii Guddiga Doorashada heer Galmudug oo xilka laga qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomoyihii Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Galmudug ayaa maanta xilka qaadis lagu sameeyay.

Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Galmudug ayaa sheegay in ay xilka qaadis ku sameeyeen Guddoomiyihii Guddigaas Maxamed Daahir Guuleed.

Warqad ka soo baxday Guddiga ayaa sidoo kale lagu sheegay in Guddoomiye cusub loo doortay Maxamed Qaasim Maxamuud.

Maxamed Qaasim ayaa horay u ahaa Xoghayaha Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Galmudug.

Galmudug.jpg?resize=507%2C640&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Gudoomiyihii Guddiga Doorashada heer Galmudug oo xilka laga qaaday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this