Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg-Deg:- Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaarayo degmada Waaberi ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xooggan ka dhacay wadada 21-october.

Qarax ayaa la sheegay in uu ka dambeyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kaas oo ku qarxay agagaarka  iriddda laga galo wadada aadda garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Illa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday gaari uu la socdag sarkaal ka tirsan UN-ka .

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this