Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta

Recommended Posts

Deeq A.   
2-8.jpg?resize=720%2C719&ssl=1

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Imaaradka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Axmed Cuthmaan.

 Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in labada mas’uul ku kulmeen magaalada Muqdisho balse lama faahfaahin waxay ka wada-hadleen.

“Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay dowladda Imaaraadka garab istaaga iyo gurmadka ay u fidiyeen dadka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen” ayaa lagu yiri Qoraalkaas.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this