Sign in to follow this  
Deeq A.

Muxuu Madaxweyne Farmaajo kaga hadlay khudbadda uu jeediyay?

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1641855023263.jpg?resize=720%2C61

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay qodabadii ka soo baxay shirkii maalin ka hor Muqdisho ugu soo gabagaboobay Golaha Wadatashiga Qaranka.

Madaxweyne Farmaajo oo caawa jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa madaxda dowlad-goboleedyada dalka ku adkeeyey hirgelinta jadwalka doorasho ee ay isla qaateen.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ka war-bixiyay dib-u-dhiska ciidamada qalabka sida iyo hannaanka siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.

Hoos ka daawo khudbadda

PUNTLAND POST

The post Muxuu Madaxweyne Farmaajo kaga hadlay khudbadda uu jeediyay? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this