Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliiska Garoowe oo sheegay in afar qof loo qabtay dilkii marxuum Cabdikaafi Cabdixafiid

Recommended Posts

Deeq A.   

Booliiska Caasimadda Garoowe ayaa sheegay in gacanta lagu hayo afar qof oo ku eedaysan dilka marxuum Cabdikaafi Cabdixafiid Axmed Warsame.

Qoraal ka soo baxay Booliiska ayaa lagu sheegay in gacanta lagu hayo hal nin iyo saddex dumar ah oo ku eedaysan kiiska.

Marxuumka Cabdikaafi Cabdixafiid Axmed Warsame oo xalay lagu dilay Garoowe ayaa sida xaqiijiyay waxa dilkiisa loo adeegsaday toorrrey.

PUNTLAND POST

The post Booliiska Garoowe oo sheegay in afar qof loo qabtay dilkii marxuum Cabdikaafi Cabdixafiid appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this