Sign in to follow this  
Deeq A.

Dad loo xiray marxuum Cabdikaafi Cabdixafiid oo Garoowe lagu dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdikaafi Cabdixafiid Axmed Warsame oo ka tirsanaa shaqaalaha dowladda hoose ayaa xalay lagu dilay magaalada Garoowe.

Marxuum Cabdikaafi oo lagu dilay toorrey ayaa goobta ku geeriyooday sida ay sheegeen goob-joogayaal.

Laamaha Amniga Garoowe ayaa qabtay dad lagu tuhmayo dilkiisa kuwaas oo haatan baaritaan lagu hayo.

Sarkaal ka tirsan Waaxda danbi-baarista Booliiska ee C.I.D ayaa Puntland Post u sheegay in ay baaritaan ku wadaan dad kala duwan oo loo xiray kiiska.

PUNTLAND POST

The post Dad loo xiray marxuum Cabdikaafi Cabdixafiid oo Garoowe lagu dilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this