Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa ka khaldamay Dimoqraadiyaynta Puntland?

Recommended Posts

Deeq A.   

Geedi socodka Puntland ay rabto inay uga guurto nidaamkii qabaliga ku salaysna una hayaanto doorashada qof iyo cod iyo nidaamka Xisbiyadda badan waa mid mar hore soo bilaabmay, madaxdii deegaankaa soo martayna midba heer soo gaarsiiyay. Nasiib wanaag, dowlada uu hogaanka u hayo Madaxweyne Deni ayaad moodaa inay dhaqaajisay ama wadadii saxa ahayd cagta u saartay hirgelinta nidaamkaasi, iyadoo maamulkaasi ku guulaystay inay diiwaan gelinta xisbada siyaasada iyo inay fuliyeen doorasho tijaabo ah oo loogu gogol xaarayay doorashooyinka deegaanka , taasoo ka dhacday sadexda degmo ee kala ah; Qardho, Eyl iyo Ufayn.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this