Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulamo ku saabsan arrinta PSF oo weli ka socda Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulamo ku saabsan xal u helidda arrinta PSF iyo xukuumadda ayaa weli ka socda magaalada Boosaaso.

Qaar kamid ah Isimada Puntland iyo mas’uuliyiin hore ayaa Boosaaso u jooga xallinta khilaafka labada dhinac ee PSF iyo dowladda.

Guddoomiyaha Baarlamanka iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland ayaa sidoo kale ku sugan Boosaaso.

Kulamadaas oo socda mudda ku dhow laba todobaad haddana weli warbixin lagama siin bulshada islamarkaana lama sheegin natiijo ka soo baxday.

PUNTLAND POST

The post Kulamo ku saabsan arrinta PSF oo weli ka socda Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this