Sign in to follow this  
Deeq A.

Colaad beeleed ka aloosan degaanka Damalla-xagarre

Recommended Posts

Deeq A.   

Malayshiya-beeleed hubaysan ayaa maanta qabsaday tuulada lagu magacaabo OOD-LA’ oo ka tirsan degaanka Damalla-xagarre ee Gobolka Sanaag.

Malayshiyaadka ayaa sida wararku sheegayaan aasay barkadihii tuulada OOD-LA’ islamarkaana burburiyay dhismayaal halkaas ku yaallay.

Arrintaas ayaa salka ku haysa xiisad colaadeed oo u dhexaysa laba beelood oo wada-degan Damalla-xagarre iyo nawaaxigeeda.

Colaadda labada dhinac oo soo noq-noqotay ayaa marar kala duwan sababtay khasaare naf iyo maalba leh oo labada dhinac kala gaaray.

PUNTLAND POST

The post Colaad beeleed ka aloosan degaanka Damalla-xagarre appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this