Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo gacanta ku dhigtay olyo loo ekaysiiyay malab

Recommended Posts

Deeq A.   

Laamaha Amniga iyo Garsoorka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay olyo sonkoraysan oo malab ahaan looga iibinayay bulshada Gaalkacyo.

Mas’uuliyiinta dowladda ayaa sheegay in gacanta lagu hayo dad ku eedaysan in ay dadweynaha malab ugu sheegeen macmalkaas.

Mas’uuliyiinta ayaa tilmaamay in sharciga la hor-gayn doono dadkaas islamarkaana la marin doono ciqaanbta ay mudan yihiin.

Halkaan ka daawo muuqaalka

PUNTLAND POST

The post Puntland oo gacanta ku dhigtay olyo loo ekaysiiyay malab appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this