Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaabkii Burco Loogu Soo Dhaweeyay Guddoomiyaha Iyo Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   

Wefti culus oo ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Musharraxa madaxweyne mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer.


Kumanaan ka mid ah taageerayaasha Xisbiga iyo madaxda heer gobol iyo heer degmo ayaa magaalada Burco si weyn ugu soo dhaweeyay Weftiga madaxda Xisbiga WADDANI. Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa taageerayaasha uga mahadceliyay soo dhawaynta heerka sare, islamarkaana u jeediyay hadallo ku aaddan xaaladda dalka iyo tallaabooyinka gurracan ee xukumadda madaxweyne Muuse ku kacaysay muddooyinkii u dambeeyay

  • FB_IMG_1641461178452.jpg
  • IMG-20220106-WA0011-1024x657.jpg
  • IMG-20220106-WA0010-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0012-1024x665.jpg
  • IMG-20220106-WA0013-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0016-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0014-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0019-1024x772.jpg
  • IMG-20220106-WA0022-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0017-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0024-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0023-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0021-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0020-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0018-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0025-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0026-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0027-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0028-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0029-1024x683.jpg
  • IMG-20220106-WA0030-1024x683.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this