Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharaxa madaxwayne ee xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro oo Hoygiisa ku qaabiley khabiir u ololeeya qadiyada Somaliland oo socdaal ku jooga Dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharaxa madaxwayne ee xisbiga Wadani cabdiraxmaan cirro oo hoygiisa ku qaabiley khabiir u ololeeya qadiyada Somaliland oo socdaal ku jooga Dalka

 

Musharax cabdiraxmaan ciro ayaa faahin faahin ka bixiyay kula uu la qaatay khabiir Michael robin wuxuna udhigaa sidan;

“Waxaa sharaf ii ah in aan kula kulmo hoygeyga oo aan waqti fiican la qaato Michael Rubin oo ka mid ah Saaxiibada waaweyn ee ay Jamhuuriyadda Somaliland leedahay, isla markaana ka tirsan Khabiirada Machadka American Enterprise Institute, waxa aan ka wada hadalnay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda mandaqadda Geeska Afrika, iyo sida oo kale arrimaha doorashooyinka Somaliland oo ay ugu muhimsan tahay in Doorashada Madaxtooyada xilligeedii lagu qabto.

I'm honored to host at my residence & had a great time with Michael Rubin @mrubin1971 , a good friend of Somaliland & a fellow of foreign & Defense Policy of AIE, and discussed in the developments in the Horn of Africa, and the importance of holding Presidential election on time. pic.twitter.com/G1o86HDMWL

— Cabdiraxmaan Cirro (@Abdirahmanirro) December 28, 2021

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this