Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhega ! Ninkani miyaanuu Mayor Muraad ahayn Sidee Alle u galay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhega ! Ninkani miyaanuu Mayor Muraad ahayn sidee Alle u galay.

Waar Shan bilood ayaad kursiga ka sii maqnayde dhalinyarada xilka haysa la shaqee, Wadaad Diinta lagu tuhmayana waad ahayde. Ummadana ka xishood oo aakhiradaada u tudho cidna wax ma yeeli kartide.

Waa maxay Fidnadan iyo kala qaybintan bulshada ee uu u saro kacay Sheekhu.

Todoba Sanadood ayuu Mayor ahaa oo ay reer Burco oo dhami garab taagnaayeen, isna waxa uu u samrri la’yahay nin yar oo dhalinyaro ah oo Shan bilood xilka hayay.

Ninku Damiir xumaa Sheekhna waa lagu sheegayee. Waar Reer Burcoy iska qabta Fidne-wadahan mashruuca ku soo qaatay inuu fidno idim dhex dhigo oo uu isku kiin diro.

 

Amb. Kaysar Mohamed  Abdullahi 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this