Deeq A. Posted December 28, 2021 Raiisalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka militariga Soomaaliya Odowaa Yuusuf Raage kadib markii uu ku eedeeyey inuu siyaasadda ku milmay. Raage ayaa ka mid ahaa saraakiisha uu ku shaqaysan jiray madaxweynihii horee Soomaaliya Farmaajo waxaana taliyaha la casilay loo aanaynayaa inuu ku lug lahaa isku-daygi shalay raiisalwasaaraha Soomaaliya lagaga horjoogsaday galitaanka xafiiskiisa Qaran News Share this post Link to post Share on other sites