Sign in to follow this  
Deeq A.

Qofka u quudhay inay Burco laba noqoto waa qof u badheedhay inuu Jamhuuriyadda Somaliland laba u kala jabiyo

Recommended Posts

Deeq A.   
Qofka u quudhay inay Burco laba noqoto waa qof u badheedhay inuu Jamhuuriyadda Somaliland laba u kala jabiyo
Ninka hore Maayarka uga noqday Burco waa fidmo magaalada Burco dhex yuururta, waxaan kula talin lahaa wasiirka arrimaha gudahu inuu magaalada dibadda uga saaro.
Burco waa hooyadii Jamhuuriyadda Somaliland dhashay, waa magaalo dheeftii iyo xinjirtii Jamhuuriyadda Somaliland lagu xoreeyay ka muuqato, qofka u quudhay inay Burco laba noqoto waa qof u badheedhay inuu Jamhuuriyadda Somaliland laba u kala jabiyo, waa dhanxiir.
diridhabe.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this