Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo digniin ka soo saaray xiisadda Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Safaaradda Mareykanka ayaa digniin adag ka soo saartay xiisadda ka taagan Muqdisho.

Safaaradda ayaa ku baaqday  in si degdeg ah loo dejiyo xiisada Muqdisho, lagana baaqsado tallaabooyinka daan daansiga ah iyo gacan ka hadalka.

Digniinta ayaa ku soo aadday xilli khilaaf xooggan soo dhex galay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble.

FB_IMG_1640593038032.jpg?resize=720%2C43

PUNTLAND POST

The post Maraykanka oo digniin ka soo saaray xiisadda Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this