Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin ku caan-baxay la-dagaallanka midab-takoorka oo ku geeriyooday Koonfur Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Desmond Tutu, hoggaamiyihii hore ee kiniisadda K/Afrika,ahna nin ku caanbaxay ka hortagga midab-takoorka ee xilli hore ka ka jiray Dalkaasi ayaa manta ku dhintay da’da 90-ka.

Madaxweynaha Dalka K.Afrika ayaa tacsi u diray guud ahaan shacabka dalkaasi,wuxuuna qiray kaalintii uu ku lahaa helitaanka xoriyadda dadka .

Tutu, waxa uu sanadkii 1984-tii ku guuleystay abaalmarinta nabadda ee Nobel, taas oo uu ku muteystay  halgankii Koonfur Afrika ee ka dhanka ahaa xukunka caddaanka ee tirada yaraa.

Tutu, waxa uu sanadihii u dambeeyay la halgasmaayey caafimaad darro,isagoo , inta badan lagu ammaano inuu ahaa qof leh damiir wanaagsan  oo lagu dayan karo.

PUNTLAND POST

The post Nin ku caan-baxay la-dagaallanka midab-takoorka oo ku geeriyooday Koonfur Afrika appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this