Sign in to follow this  
Deeq A.

Mujaahid Ibraahin Dhegaweyne oo ka dayriyey Maxkamada Dastuuriga S/land

Recommended Posts

Deeq A.   
Mujaahid Ibraahin Dhegaweyne oo ka dayriyey Maxkamada Dastuuriga S/land
dhegoweyne.jpg
“Xaalad adag ayaa la gali doonaa, haddii aan xaaladan caqli lagu darin meel xun bay gaadhaysaa, ismaandhaafku halkuu marayana wuu kala fog yahay imika, Wixii la isku qabto maxkamadii kala saari lahayd ma dhisna, Maxkamadii dastuurka waa in la sameeyaa, waayo maxkamad dastuuriya ayaan waddanka ka jirin oo 30 sanno ayaynu ku samayn waynay. Wixii sharciga ku qoran waa in la yeelo oo sharciga la raaco”.
Ayuu ku tiraabay Mujaahid Ibraahin Dhegaweyne oo u waranayay Qaar ka mid ah warbaahinta

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this