Sign in to follow this  
Deeq A.

Fadhi Khusuusiya,Albaabaduna u xidhnaayeen oo ay Goroda isku dareen Xildhibaanada Golaha Wakiiladda

Recommended Posts

Deeq A.   
Fadhi Khusuusiya,Albaabaduna u xidhnaayeen oo ay Goroda isku dareen Xildhibaanada Golaha Wakiiladda
Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa saaka fadhi aan caadi ahayn, albaabaduna u xidhan yihiin ku yeeshay xarunta Golahaasi.
Fadhigan ayaa dibada looga saaray Warbaahinta iyo Marti sharaftii, waxaana isku keliyaystay Xildhibaanada Golaha iyo shirguddoonka.
In kasta oo aanay ilaa iminka wax faahfaahin ahi ka soo bixin kulankaasi, hadana waxa ay u badan tahay in ay kaga arrisanayaan sidii loo soo celin lahaa midnimada Golaha, ka dib markii ay ku kala qaybsameenn xeer no 14 oo  xildhibaanada qaarkood u gudbiyeen Maxakamada sare.
wakiilada-6-e1640527662960.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this