Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada: Guddiga SEIT Waqooyi Oo Shaaciyay Kuraas Doorashadooda Dhawaan La Qabanayo

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi ayaa shaaciyay liiska 19 kursi oo ka tirsan golaha shacabka oo dhawaan la qabanayo doorashadooda.
Kuraastan la soo saaray ayaa waxaa kamid ah kuraasta tirsigoodu yahay HOP#20, HOP#246, HOP#238, HOP#240, HOP#247, HOP#245, HOP#268 iyo kuwa kale.
Liiska la shaaciyay ayaa ku soo aadaya xilli maamulada dalka iyo hogaanka Villa soomaliya ay laba garab u kala jabeen.

waqooyi.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this