Deeq A. Posted December 26, 2021 Guddomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa mid baalmarsan sharciga ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray guddomiyaha golaga shacabka ee waqtigoodu dhamaaday. Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale ugu baaqay Golaha wadatashiga in ay ansixiyaan natiijada doorashada Aqalka sare, sidoo kalena ay shaqa bilaaban aqalka sare. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites