Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo isku baddelay labo Wasiir

Recommended Posts

Deeq A.   
PhotoCollage_20211226_171914315.jpg?resiCabdiqaadir Maxamed (bidix) iyo Xasan Xuseen (midig)

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga JFS ugu magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo horay u ahaa Wasiirka Caddaaladda.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale Xasan Xuseen Xaaji oo horay u ahaa Wasiirka Gaashaandhigga XFS u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda JFS.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray labada wasiir ee la isku baddelay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan xilalka ula kala wareegaan.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul Wasaare Rooble oo isku baddelay labo Wasiir appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this