Sign in to follow this  
Deeq A.

Khilaaf Ka Dhex Qarxay golaha deegaanka Degmada Burco, Kalfadhigii saaka oo lagu Kala kacay iyo xildhibaano eedaymo u jeediyay Maayirkooda

Recommended Posts

Deeq A.   

Kalfadhigii golaha deegaanka Burco oo saaka lagu Kala kacay iyo xildhibaano warbaahinta la hadlay.

Xildhibaanada oo sheegay inay 7 ka mid ah ka soo baxeen kalfadhiga golaha deegaanka ayaa qodobo culus ku eedeeyey maayirka Magaalada Burco , Qodobadaas oo ay ka mid ahaayeen

1. Xeer jabin

2. Awood maroorsi

3. Ku tagri fal hantiyeed.

4. Maayir ku xigeenka oo awoodihiisii iyo saxeexyadiisii la joojiyey.

5. Lacago sharci darro ah oo maayirku dayn u qaatay iyo qodobo kale .

Xildhibaanada ayaa sheegay inay dacwadan hor gaynayaa Badhasaabka , Maxkamadda iyo wasaaradda arrimaha gudaha.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this