Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Hirshabelle oo Ansixiyey Miisaaniyad Dhan Lix iyo Labaatan Milyan

Recommended Posts

Deeq A.   

Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabelle ayaa saaka ansixiyey miisaaniyadda maamulka ee sanadka 2022-ka.

Miisaaniyadda oo dhan 26,059,755 ayaa martan akhrinta 1-aad, waxaana faahfaahiyey wasiirka maaliyadda Maxamed Cabdulle Maxamuud.

Isla fadhiga oo miisaaniyadda lagu ansiyey, waxaa kale oo guddiga xeerhoosaadka uu akhriyey soojeedinta guddiga anshax marinta xildhibaan Cabdifitax Muuse oo ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this